Qaar kamid ah Wadooyinka Muqdisho oo Dhagxaanta laga qaadayo iyo kuwa cusub oo la dhigayo

Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa sheegay in uu socdo qorshe lagu doonayo in dhagxaanta looga qaado qaar kamid ah wadooyinka magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegay Wasiirka Amniga in dhagxaanta lagu xiray wadooyinka magaalada Muqdisho ay qeyb weyn ka qaateen sugida amaanka Muqdisho gaar ahaan ay ka hortageen qaraxyo Al Shabaab damacsanaayeen … Continue reading Qaar kamid ah Wadooyinka Muqdisho oo Dhagxaanta laga qaadayo iyo kuwa cusub oo la dhigayo